10-ka dal ee ugu RAG qurxoon qaaradda Afrika (Halka ay Somalia ka gashay & Dood ka dhalatay)

0

(Hadalsame) 17 Feb 2023 – Bogga Great Africa ayaa soo bandhigay ragga Afrika ugu quruxda badan, sida uu boggani soo xigtey.

Waxaa kaalinta 1-aad galay dalka Somalia waxaana ku xiga dalka Agola oo 2-aad xirtey halka 3-aad la geliyey ragga Nigeria.

Si kastaba, dood culus ayaa durba ka bilaabatay qaabka xulista liiskan, iyadoo ay dadka qaar ku doodayaan in dalalkooda lagu daro liiska.

1. Somalia
2. Angola
3. Nigeria
4. Ethiopia
5. Eritrea
6. Morroco
7. Rwanda
8. Kenya
9. South Africa
10. Tunisia

Hadalsame Media