Islam Makhachev oo gurigiisa kusoo garaacay ninkii ku haystey horyaalnimada Miisaanka Fudud + Sawirro

0

(Perth) 12 Feb 2023 – Feeryahanka Alexander Volkanovski ayaa si xanuun badan ugu fashilmay isku daygiisii ahaa inuu noqdo mid qaada laba horyaal oo UFC ah, iyadoo uu ka adkaaday Islam Makhachev  oo uu dagaal xiiso lihi ku dhexmaray Perth, Australia.

Dhacdadii ugu waynayd ee feerka miisaanka fudud ee UFC 284 ayaa waxaa isku helay labadan nin waana dagaalyahanka Ruushka kii ku guulaystey ciyaar uu weliba dhulkiisa uga soo badiyey Volka.

Waa dagaalkii ugu waynaa ee sanadkan 2023 ilaa hadda, waxayna ku qaadatay faaryahan Makhachev – iyada oo aanu garab joogin Khabib Nurmagomedov – inuu ku badiyo 28-27, 28-27, iyo 29-26, waloow la amaanay bandhigga Volka laftiisa.

Volkanovski had promised his 5ft 6in frame and wrestling pedigree would make it hard for the Dagestani to take him down and maul him, as he has done with almost all his opponents at lightweight.

Volkanovski oo horay u ballanqaaday in dhererkiisa oo ah 5 cagood 6inji iyo legdinta looga haray uu ku adkaan doonto Islam sida uu yeelay raggii kale oo dhan ayaa guuldarro gacanta loo geliyey.

Halkan ka daawo sawirradda…. 

Hadalsame Media