Wax la garan la’yahay oo lagu tuhmayo inuu Shiinuhu wax ku basaasayo oo lagu arkay hawada Maraykanka (Daawo)

0

(Hadalsame) 03 Feb 2021 – Qof goobjooge ah ayaa duubay buufin looga shakisan yahay inuu leeyahay dalka Shiinaha oo lagu arkay hawada dalka Maraykanka.

Baluunkan ayaa bisha u qaab eg waxaana la qiyaasayaa inuu dalkaasi Shiinuhu ku basaasayo dhiggiisa Maraykanka.

Yeelkeede, ma jirto cid kasoo saartay xog dheeraad ah oo ka timid labada dal ee ay arrintani khuseeyso ama xitaa dhinac seddexaad oo tafaasiil ka bixiyey arrintan.

Hadalsame Media