DEG DEG: Ilhaan Cumar oo wadnaha farta ku haysey ayaa heshay khabar ay ku faraxdo

0

(Washington, DC) 29 Jan 2023 – Ilhaan Cumar ayaa markale loogu codeeyey inay kasii mid ahaato Guddiga Arrimaha Dibedda ee Koongarayska.

Ilhaan oo awal weerar kala kulmaysey afhayeenka Aqalka Wakiillada ee ka socda Jamhuuriga, Kevin McCarthy, ayaa waxay taageero ka heshay xisbigeeda.

Waxaa kale oo la filayaa inay taageero bipartisan ah ka heshay qaar ka mid ah Jamhuuriga qunyar socodka ah, balse weli tafaasiil badan lama hayo.

Hadalsame Media