9-ka dal ee ugu kaabayaasha wanaagsan qaaradda Afrika (Somalia ma…)

0

(Hadalsame) 20 Dis 2022 – Waxaa la qiimeeyey dalalka Afrika ee ugu kaabayaasha wanaagsan qaaradda Afrika.

Sida lagu sheegay Usnews, dalalkan ayaa lasoo bandhigay halka uu mid kasta uga jiro qaaradda Afrika iyo caalamka intaba sanadkan 2022-ka.

Waa maxay kaabayaasha dhaqaale ee laga hadlayaa? Waaa qaab-dhismeedka aasaasiga ah ee agaasinka tas-hiilaadka (tusaale, dhismayaasha sida isbitaallada, maktabadaha, dugsiyada, jaamacadaha, waddooyinka, sahayda korontada, internet-ka IWM.

1. South Africa (46 globally) 🇿🇦
2. Egypt (48 globally) 🇪🇬
3. Algeria (64 globally) 🇩🇿
4. Morocco (66 globally) 🇲🇦
5. Tunisia (74 globally) 🇹🇳
6. Ghana (82 globally) 🇬🇭
7. Cameroon (83 globally) 🇨🇲
8. Kenya (84 globally) 🇰🇪
9. Zambia (85 globally) 🇿🇲

Goorma ayay kula tahay inay Somalia heerkaa gaari doonto?

Hadalsame Media