Liiska qiimaynta dhaqaalayowga ugu xooggan Afrika oo lasoo saaray (Somalia oo 16 dal ka sarraysa)

0

(Hadalsame) 14 Dis 2022 – Waxaa qiimayn lagu sameeyey Kororka Wax soo Saarka Maxalliga ee dalalka Afrika, taasoo ah qaabka loo qiimeeyo xoogga ama daciifnimada dhaqaalaha dal leeyahay.

Waxaa kaalinta koowaad kaga jir Nigeria oo taagan 504 bilyan oo Doollar, waxaana ku xigta Masar oo ah 469 bilyan oo Doollar, kaalinta seddexaadna waa Koonfur Afrika oo maraysa 411 bilyan.

Somalia ayaa xiratey kaalinta 38-aad iyadoo maraysa 8.3 bilyan oo Doollar, haddii warbixintani wax ku tooran tahayna waxay ku dhowdahay dalal uu dhaqaalohoodu haatan wanaagsan yahay sida Rwanda oo kaalinta 34-aad ku taagan 11.9 bilyan oo Doollar.

Somalia ayaa sidoo kale boos wanaagsan uga jirta dalalka Bariga Afrika sida aad ka arki kartid qiimaynta sawirka hoose.

1- Nigeria 🇳🇬 504 billion dollars
2- Egypt 🇪🇬 469 billion dollars
3- South Africa 🇿🇦 411 billion dollars
4- Algeria 🇩🇿 184 billion dollars
5- Morocco 🇲🇦 142 billion dollars
6- Angola 🇦🇴 118 billion dollars
7- Kenya 🇰🇪 114 billion dollars
8- Ethiopia 🇪🇹 109 billion dollars
9- Ghana 🇬🇭 76 billion dollars
10- Tanzania 🇹🇿 75 billion dollars
11- Cote d’lvoir 🇮🇪 68 billion dollars
12- DR Congo 🇨🇩 62 billion dollars
13- Uganda 🇺🇬 47 billion dollars
14- Tunisia 🇹🇳 46 billion dollars
15- Cameroon 🇨🇲 44 billion dollars
16- Sudan 🇸🇩 41 billion dollars
17- Libya 🇱🇾 40 billion dollars
18- Zimbabwe 🇿🇼 37 billion dollars
19- Senegal 🇸🇳 27 billion dollars
20- Zambia 🇿🇲 24 billion dollars
21- Gabon 🇬🇦 21 billion dollars
22- Guinea 🇬🇳 19 billion dollars
23- Mali 🇲🇱 18.5 billion dollars
24- Burkina Faso 🇧🇫 18.3 billion dollars
25- Botswana 🇧🇼 17.4 billion dollars
26– Mozambique 🇲🇿 17.2 billion dollars
27- Benin 🇧🇯 17.1 billion dollars
28- Equatorial guinea 🇬🇶 16.2 billion dollars
29- Madagascar 🇲🇬 15 billion dollars
30- Niger 🇳🇪 14.6 billion dollars
31- Congo 🇨🇬 14.2 billion dollars
32- Chad 🇹🇩 12.7 billion dollars
33- Namibia 🇳🇦 12.4 billion dollars
34- Rwanda 🇷🇼 11.9 billion dollars
35- Malawi 🇲🇼 11.6 billion dollars
36- Mauritius 🇲🇺 11.4 billion dollars
37- Mauritania 🇲🇷 10 billion dollars
38- Somalia 🇸🇴 8.3 billion dollars
39- South Sudan 🇸🇸 4.8 billion dollars
40- Eswatini 🇸🇿 4.6 billion dollars

Hadalsame Media

Facebook Comments