Taageerayaasha Ingiriiska oo dhegahadal LIVE ah kula kacay weriye Israeli ah kaddib guushii xalay (Daawo)

0

(Dooxa) 05 Dis 2022 – Xulka Ingiriiska ayaa xalay 3-0 uga badiyey dalka Senegal wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka.

England ayaa sidaa ku jaratay tikitka rubuc-dhamaadka oo ay kulan adag la yeelan doonaan deriskooda Hilinka Ingiriiska ee Faransiiska.

Yeelkeede, taageerayaasha Ingiriiska oo la qiiraysan guushii xalaytoole ayaa ka yaabiyey weriye Faransiis ah.

Taageere ka tirsan Xulka kubbadda cagta England ayaa mar qura ku dhawaaqay “FALASTIIN HA XOROOWDO”, xilli uu waraysi ka qaadayey TV Israeli ah kaddib guushii ay ka gaareen Senegal.

Halkan hoose ka DAAWO…

 

Hadalsame Media