Arrin kusoo noqnoqota Shirarka Heritage oo ay dadku bilaabeen inay ku maadsadaan

0

(Jabuuti) 05 Dis 2022 – Shirka Heritage intaan ka dhihi lahaa:

Horta arrimahaan kalaaymatka in la ignoor gareeyo aniga ma qabo weliba dhinacaan Hoonka Afrika waayo ayaamahaan rikeerin daraawtis iyo meelaha qaar oo aanuwal falaadis ka dhacaan ayaa soo badanaaya.

Xagga jaalenjiska aniga waxaan qabaa horta in baraaymeri dayta la helo ma laga fursanaayo. Wasaarad waa loo suubiyey kalaaymet janjiga laakiin jaalanjega ay wajahayso waa inay garaawn siiro wax ka bilaabayso oo wax sawaabiq ah oo wax lagu bineeyo ma laha.

In addiishan, resoorsiskii iyo imkaaniyaatkii ay ku hawlgeli lahayd ayaa haddana in shoorti sabalaay ah. Waxaa lagu khasbanaanayaa in nooloji garaaftin laga soo suubbiyo waddammada horay u lahaa kalaaymet ministariyees.

Aniga taas aad ayaan u endooris garaynaa oo aniga iyo xubnaha baanelkuba wii aar ekowin iij adar in dis regaaadh.

Marka resboonsis ayaa nala weydiiyey iyo weliba niyuu maandaytis soow maahayn? So let mii kontiniyu. Bidaayatan horta siduu sheegay baraadarkii iga horreeyey, aweernes kaambayn aad u weyn ayaa nalaka rabaa oo istaykhoolderska oo dhan qayb ka yihiin.

Waxaan kaloo dhihi lahaa local otooritiyeeska ha la siiyo maandayt ay wax ku sharciyeeyaan kuna fuliyaan. Yacni imbaawarment la’aan wax shaqaynaaya ma jiraan, esbeeshali di afekted komunitiyees.

Een, moor imboortantali, Wasaaradda Kalaaymatka ha loo bixiyo “Wasaaradda Cagaaran” beersuant tu sidii Wasaaradda Buluugga ah loo sameeyey. Wa shukran.

 

W; Q: Cabdulqaadir Diiriye

Hadalsame Media