Marka Somalia laga soo tago dal kale oo ku faraxsan in calankiisa la geeyey KA2022 Qadar (Daawo)

0

(Hadalsame) 16 Nof 2022 – Waxaa Axadda soo aaddan dalka Qadar ka furmaya KA oo sanadkan jiilaalka la muddeeyey si ka duwan sidii soo jireenka ahayd ee xagaaga la qaban jirey si looga fursado kulaylka badan ee dalkaasi saxaraha ah.

Waxaa Koobka Adduunka la surayaa dhammaanba calamada caalamka waxaana xitaa ka mid ah mid ah midka dalkeenna Somalia.

Haddaba, dalka Falastiin oo waloow uu metelaad ku leeyahay kulamada caalamiga ah misna ah dal aan haysan xorriyad buuxda ayaa ku farxay in calankooda laga taagey garoomada KA2022.

Hadalsame Media