Qiimayn cusub oo ku saabsan dumarka ugu qurxoon qaaradda Afrika (Halka ay gashay Somalia)

0

(Hadalsame) 22 Okt 2022 – Marka laga hadlayo hubqaadka iyo quruxda muuqata ee qaaradda Afrika waxaa inta badan safka hore gala dalalka Geeska Afrika.

Yeelkeede, waxay doodi ka dhalataa in Afrika oo 5 gobol ah ay Geeska Afrika ama haddii la yara dhaafo uu Bariga Afrika ugu dumar qurxoon yahay.

Waxaa sidoo kale la isku qabsadaa sida ay dalalka Bariga Afrika u kala horreeyaan iyadoo uu dal kastaahi sheeganayo booska 1-aad.

Qiimayn cusub oo uu sameeyey Bogga Akumma ayaa waxaa kaalinta 1-aad galay dumarka Soomaalida, waxaana kusoo xiga Itoobiya, halka Rwanda ay 3-aad gashay.

1. Somalia🇸🇴
2. Ethiopia🇪🇹
3. Rwanda🇷🇼
4. Uganda 🇺🇬
5. Tanzania🇹🇿
6. South Africa🇿🇦
7. Zimbabwe🇿🇼
8. Morocco 🇲🇦
9. Ghana🇬🇭
10. Egypt 🇪🇬

Hadalsame Media