Boqorka cusub ee UK oo qaaday tillaabadii ugu horreeysey (Muxuu raadaarku qabtay?)

0

(London) 09 Sebt 2022 – Boqor Charles III ayaa safarkiisii ugu horreeyey ee boqornimo galay isagoo u duulaya oo ku laabanaya London.

Boqor Charles III ayaa maanta gelinka dambe wuxuu khudbad u jeedin doonaa Boqortooyada Ingiriiska oo u baroordiiqaysa geeridii Boqoradda Britan.

10 maalmood oo baroordiiq ah ayaa lagu dhawaaqay kuwaasoo socon doona ilaa 18-ka bishan oo la aasi doono.

Waxaa baaqan doona dhammaan ciyaarihii maxalliga ahaa ee kubbadda cagta UK oo ay ku jiraan kuwa EPL ee todobaadkan.

Halkan ka eeg…

Hadalsame Media