Maxaa u qabsoomay MW Xasan oo ay u buuxsameen 100 maalmood (Daawo?)

0

(Muqdisho) 23 Agoosto 2022 – MW Xasan Sheekh ayay 100 maalmood u buuxsantey maanta oo ay taariikhdu tahay 23-ka Agoosto 2022.

MW Xasan ayaa xilligii uu ololaha muddo-xileedka 2-aad ku jirey wuxuu ballanqaaday dhowr arrimood oo uu isagu isku waajibiyey inuu qaban doono sida:

In uu xayndaab sharci ah u sameeyo qabashada howlo ay ka mid yihiin dayn-cafinta, dib u habaynta dhaqaalaha iyo la tacaalidda caqabadaha ammaan ee kasii daraya.

Halkan ka DAAWO waxa uu xaalku haatan yahay.

Hadalsame Media