Israel oo taariikh ugub ah ka samaysay Boqortooyada Sucuudiga (Maxaa dhacay?)

0

Dhabbayaasha Duullimaadyada ee lagu arkay Flightradar24 ayaa muujinaya diyaaradda oo dul heehaabaya Imaaraadka Carabta (UAE) iyo Khaliijka kahor inta aysan u dhaqaaqin dhanka xeebaha Sucuudiga ee u dhow Damaam.

Duullimaadka ayaa kaddib kssoo gudbey woqooyiga Sacuudiga iyo Urdun, iyadoo halkaa ka gashay Israa’iil dhanka woqooyiga Badda Dhimatay.

Bishii Luulyo, Sucuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday inay hawadeeda u furtay dhammaan duullimaadyada rayidka ah saacado kahor inta uusan Joe Biden noqonin Madaxwaynihii ugu horreeyey ee Maraykan ah oo si toos ah uga soo duula Israa’iil kuna dega Boqortooyada.

 

Hadalsame Media