Nancy Pelosi oo Shiinaha oo arkaya ka degtey Taiwan (Beijing oo ka jawaabtey)

0

Diyaarad siddey Nancy Pelosi ayaa ku degtey dalka Taiwan.

Beijing, oo u aragta Taiwan qayb muhiim ah oo ka mid ah dhulkeeda marka la raacayo siyaasadda hal Shiine, ayaa si adag uga soo horjeedda safarka,, iyada oo ugu hanjabtey Maraykanka “cawaaqib aan loo dulqaadan karin” haddii ay dhacdo.

Taiwan laguma xusin meelaha rasmiga ah ee socdaalka Afhayeenka Aasiya, oo ay ku jiraan Singapore, Malaysia, South Korea iyo Japan, laakiin warbixinnada warbaahinta ayaa sheegay inay booqan karto jasiiradda.

The US House Speaker’s visit sends the wrong message to Taiwan’s separatists, the Chinese foreign ministry has said

Booqashada Afhayeenka Qqalka Wakiillada Congress-ka Maraykanka ayaa farriin khaldan u diraysa gooni u goosadka Taiwan, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha.

Hadalsame Media