Waa kee hubka ay Ciidamada Ruushku neceb yihiin ee ay ka baadigoobaan Ukraine (Arag sawirradiisa)

0
In this photo made from video provided by the Russian Defense Ministry Press Service on Saturday, Feb. 19, 2022, a Russian marine takes his position during the Union Courage-2022 Russia-Belarus military drills at the Obuz-Lesnovsky training ground in Belarus. Russia has deployed troops to its ally Belarus for sweeping joint military drills that run through Sunday, fueling Western concerns that Moscow could use the exercise to attack Ukraine from the north. (Russian Defense Ministry Press Service via AP)

(Hadalsame) 22 Luulyo 2022 – Xog cusub oo soo baxaysa ayaa sheegaysa inuu jiro hannaan ay neceb yihiin Ciidamada Ruushka ee dagaalka ku qaaday dalkaasi Ukraine.

Ruushka ayaa gantaal ridaha ay neceb yihiin lagu sheegay nidaamka HIMARS oo ah mid tuura gantaalo fara badan, iyadoo Ukraine la siiyey nooca taayirrada leh ee MLRS oo gaari kara masaafo 80km ah.

Tani waxay u oggolaanaysaa Ciidanka reer Ukraine inay si fiican u garaacaan ama duqeeyaan bartilmaameedyo ka dambeeya safka hore ama furinta hore ee dagaalka ee garaaca bartilmaameedyada istiraatiijiga ah ee Ruushku aadka ugu tiirsan yahay.

Ruushka ayaa hadda isku dayaya in ay ugaarsadaan gaadiidkan intii ay awoodaan, halka Ciidamada Ukraine-na ay baxsadaan kaddib marka ay hubkan wax ku duqeeyaan si aan iyagana loo helin oo loo burburin.

Hadalsame Media