(Manchester) 20 Luulyo 2022 – Manchester City ayaa soo bandhigtay maaliyaddeeda labaad qaybihii hore ee maanta.
Labisku waa maaliyadda kooxda Milan ama Rossoneri, waana qayb ka mid ah dhaqankii ay City ku daah-furtay finalkii FA Cup ee 1969-kii markaasoo qishka laga qaatay midabbada AC Milan.
Dhowr jeer ayaa lagu soo celceliyey muuqaalkan lasoo bandhigay ee lagu daabacay Twitter kelmadda ah: “Waxaa dhiirigeliyay AC Milan”.
Fiidiyowgu wuxuu sidoo kale xusayaa ciyaartoydii halyeeyada ahaa ee Rossoneri sida Maldini, Nesta iyo Inzaghi, waxaana kasoo muuqanaya sawirrada qaar ka mid ah Milan-tii ugu horreeysey ee 1899-kii.
Taageerayaasha ayaa durba bilaabay inay arrintan ka fal-celiyaan.
Ever heard the one about the red and black stripes?
Inspired by Milan, made in Manchester ❤️🖤@pumafootball | #ManCity pic.twitter.com/4O4Lycv3QX
— Manchester City (@ManCity) July 20, 2022
Hadalsame Media