Xajka oo sanadkan noqday midkii abid ugu qaalisanaa (Imisa dal baa Somalia ka sarreeya?!)

0

(Makah) 29 Juun 2022 – Sicirka Xajka ayaa waxaa sanadkan aad uga qayliyey Xujeeyda Somalia oo sheegtay in qiimaha aad loo kordhiyey.

Ha yeeshee, arrintaas ayaan ahayn mid ku gaar ah Somalia oo qura, balse wuxuu sicir bararku saameeyey Dunida Muslimka ah oo idil.

Somalia ayaa Xaajigiiba laga qaaday 5,200 oo Doollar tiiyoo ay dac darro u dheer tahay, halka dalalka qaar qofkiiba laga qaaday 10 ilaa 9,000 oo Doollar.

Halkan hoose ka eeg liiska oo dhan…

 

Hadalsame Media