DAAWO: Sababta ay NASA ku dhowaad 2 milyan oo liitar oo biyo ah ugu adeegsato gemista dayax-gacmeedka?

0

(Hadalsame) 25 Juun 2022 – NASA ayaa waxay 60 ilbirqisi oo qura ku isticmaashaa ku dhowaad nus milyan galaan oo biyo ah marka ay cirka u ganayso gantaalaha culus ee xambaara markab-cireedka ay u diraan hawada sare.

Waxaad haddaba is waydiin kartaa sababta loogu baahan yahay xaddi biyood oo sidaa u badan? Uumi-baxa daruurta u eg ee aad arkayso marka ay gantaalahani kacayaan waxay aalaaba ka yimaadaan laba ilood.

Hadalsame Media