Isku aadka Horyaalka Talyaaniga oo la sameeyey (Xilliyada ay dhacayaan kulamada adag)

0

(Hadalsame) 24 Juun 2022 – Waxaa la sameeyey isku aadka Horyaalka Talyaaniga oo bilaabmi doona 13-ka Agoosto 2022 isagoo socon doona ilaa 4-ta Juun 2023.

Serie A ayaa kaddib guushii xilli-ciyaareedkii hore ee 2021-22, mar kale isku aadkiisa lagu salayn doonaa qaab-dhismeed ‘aan caadi ahayn’, sidaa darteed wareegga labaad (Torneo) ee horyaalku ma raaci doono sida ay iskugu xigaan kulamada wareegga hore (Andata).

Dhanka kale, in kasta oo Talyaanigu aanu ka qaybgeli doonin Koobka Adduunka ee 2022, haddana xilli-ciyaareedka soo aaddan ayaa nasasho qaadan doona laga bilaabo Nofeembar 13 illaa Jannaayo 4.

TODOBAADKA 1-AAD EE SERIE A
Fiorentina-Cremonese
Verona-Napoli
Juventus-Sassuolo
Lazio-Bologna
Lecce-Inter
Milan-Udinese
Monza-Torino
Salernitana-Roma
Sampdoria-Atalanta
Spezia-Empoli

Halkan uga bogo isaga oo dhan….

DERBY MILANO
Milan-Inter 4 Sebtembar ee todobaadka 5-aad
Inter-Milan 5 Febbraayo ee todobaadka 21-aad

MILAN vs JUVE
Milan-Juventus 9 Oktoobar ee todobaadka 9-aad
Juventus-Milan 28 Maajo ee todobaadka 3aad-aad

DERBY D’ITALIA
Juventus-Inter 6 Nofembar ee todobaadka 13-aad
Inter-Juventus 19 Maarso ee todobaadka 27-aad

DERBY ROMA
Roma-Lazio 6 Nofeembar ee todobaadka 13-aad
Lazio-Roma 19 Maarso ee todobaadka 27-aad

Hadalsame Media