Warbixin gorfaynaysa ciyaartii Real Madrid vs Liverpool (Xogo cusub, cilladdii galaafatay Reds & rikoodho badan oo la dhigay qaarna la jebiyey)

0

(Hadalsame) 29 Maajo 2022 – Waxaa xalay Koobka Horyaallada Yurub markii 14-aad oo rikoodh jebis ah hanatay kooxda Real Madrid.

Haddaba, Max’ed Xaaji ayaa warbixintan ku gorfaynaya ciyaartaa, wixii dib u dhigay, cilladdii galaafatay Liverpool & rikoodho gacan muggood ah oo la dhigay qaarna la jebiyey.

Halkan ka DAAWO…

Hadalsame Media