LIVERPOOL VS REAL MADRID: Warbixin ku saabsan dhammaadka CL ee caawa (Tebintii Xaaji)

0

(Paris) 28 Maajo 2022 – Waxaa caawa fiidkii Stade de France ku faltami doona labada camaaliqo ee Liverpool iyo Real Madrid oo kala haysta 13 iyo 6 CL (waa 20 koob isku gayn ahaan marka lagu daro kan ay caawa ku hardamayaan).

Labadan kooxood oo markoodii 3-aad ku faltamaya final CL ah waxaa ka faalloonaya oo falanqaynaya Maxamed Xaaji oo warbixintan ku fara yaraystay.

Halkan ka DAAWO….

Hadalsame Media