Sida ay Maamul-goboleedyadu u kala heleen xilalka DF Somalia (Hal maamul oo aan waxba helin)

0

(Hadalsame) 17 Maajo 2022 – Waxaa lasoo afjaray doorashada DF Somalia, iyadoo ay kuraasi heleen Maamul-goboleedyada intooda badan marka laga reebo Maamulka Jubbaland.

Haddaba, aanu eegno sida ay Maamul-goboleedyadu u kala heleen xilalkii loo tartamay ee DF Somalia:

Galmudug: Madaxwaynaha Soomaaliya.

KGS: Guddoomiyaha iyo ku Xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka

Hirshabeelle: ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare.

Puntland: Ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka iyo ku xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare.

Somaliland: Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo RW ku Xigeen la filayo.

Hadalsame Media