QABRIGII TAANGIYADA: Imisa taangi ayay ilaa haatan kala marayaan Ruushka & Ukraine?

0

(Hadalsame) 10 Maajo 2022 – Waxaa weli holcaya dagaalka Ukraine oo uu Ruushku ku duuley 24-kii Febraayo, balse sida ka muuqata warbixinnada waxaa dagaalkan aad ugu baaba’ay tawaangida labada dhinac.

Sida uu qorayo Oryxspioenkop, waxaa hubka ku burburay dagaalkani ay kala yihiin sida soo socota:

Khasaaraha Ruushka: 3570 taangi, kuwaasoo kala ah sidatan: Burburay: 1969, Waxyeello gaartey: 70, laga tegey: 273, la qabsaday: 1258.

Khasaaraha Ukraine: 1009 taangi, kuwaasoo kala ah sidatan: Burburay: 470, waxyeello gaartey: 24, laga tegey: 35, la qabsaday: 480.

Hadalsame Media