CIID WANAAGSAN: Hadalsame Media oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa Ciidul Fidriga

0

(Hadalsame) 30 Luulyo 2020 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka Hadalsame Media waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Fidriga u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caf, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo baraare ay dhibka uga raystaan. Amiin amiin.

– Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka Hadalsame Media waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Fidriga u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caf, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo baraare ay dhibka uga raystaan. Amiin amiin.

Hadalsame Media