Imisa taangi ayay kala qabsadeen ama kala gubeen Ruushka & Ukraine? (Xaalku waa ka duwan yahay sida la moodayo)

0

(Hadalsame) 16 Abriil 2022 – Ukraine has lost 74 tanks, destroyed or captured. But Ukraine has captured at least 117 Russian tanks.

Sida laga soo xigtey Forbes, Ciidanka Ukraine ayaa hadda haysta taangiyo ka badan kuwii ay lahaayeen markii dagaalku bilaabmay, sababtoo ah waxay Ruushka ka qabsadeen tawaangi fara badan.

Ukraine ayaa la burburiyay ama laga qabsaday 74 taangi, laakiin Ukraine waxay qabsatay ugu yaraan 117 taangi oo Ruushku leeyahay.

Dhanka kale Ruushka ayaa qabsaday ugu yaraan 37 taangi oo Ukraine ah, balse taasi kuma filla inta taangi ee iskugu jira kuwo laga qabsaday, ma la burburiyey oo ah ku dhowaad 274 taangi oo la rumeysan yahay in ay lumiyeen intii uu dagaalku socdey.

Ruushka ayaa haatan 50 maalmood kor u dhaafay tan iyo markii uu duullaanka ku qaaday deriskiisa oo ku beegnayd 24-kii Febraayo, waloow ay muuqato inuusan xaalku u sahlanaanin sidii uu fili karey.

Hadalsame Media

Facebook Comments