Inta qof oo xilalkooda si rasmi ah u waayaya kaddib dhaarinta Xildhibaannada 11-aad

0

(Muqdisho) 14 Abriil 2022 – Dhaarinta kaddib maanta waxaa xilal ay hayaan dhumin doonaan xildhibaano badan.

Wasiirka Warfaafinta ee haatan Md Cusmaan Dubbe oo Senetar kusoo baxay.

Yaasiin Fareey, Waxa uu si rasmi ah waayi doonaa xilka Taliyaha KMG ah ee Nabad Sugidda NISA.

Taliyaha ciidanka Asluubta Jen Mahad Cabdiraxmaan ayaa ka mid ah.

Xildhibaan Abuukar Jacfar, Waxa uu lumin doonaa xilka Gudoomiyaha Degmada Dayniile.

Gudoomiye ku Xigeenka Howlwha Guud ee Gobolka waxa uu lumin doonaa xilkaas.

Maareeye ku Xigeenka Dekadda Xamar, Xildhibaan Cagaweyne.

Hadalsame Media

Facebook Comments