Assad in the UAE – solidarity between dictators. pic.twitter.com/uJ0BUXIGhR
— kristyan benedict (@KreaseChan) March 18, 2022
Kulankan ayaa muujinaya ishaarada ugu cad ee muujinaysa isku soo noqodka Dimishq iyo Carabta gobolka, wax loo qaatay arrin lagu wiiqayo saamaynta Iiraan.
Boqorka Urdun ayaa bishii Oktoobar telefoonka kula hadlay Assad isagoo u qalqaalo tegey in cunaqabataybta laga qaado isagoo kala hadlaya Washington si dhaqaalihiisa burburay uu usoo kabto oo uu dalalka deriska ula ganacsado.
Hadalsame Media
Facebook Comments