Xildhibaan Xabbad Cali oo ka hadlay amniga Maamul-goboleedka Galmudug

0

(Hadalsame) 13 Maarso 2022 – Xildhibaan Habbad Ali Abdulle, muxuu ka yiri amniga Maamul-goboleedka Galmudug?

Madaxwaynaha Galmudug Qoorqor 2 sano & 4 bilood uu xukunka haayay waxa uu iska indha tiray Galmudug in ay u baahan tahay ciidan ugaara laguna saleeyo Deganada .

Ciidamada ka howl gala Galmudug waa (C X D) khaybta 21 Booliska iyo NISA intaba waa ciidanka faderalka waxaa kale ee jira ciidan iyagana ka hool kala Gaalkacyo ku waas oo aanan lahyn haba yaraate wax xaquuq ah.

Isku soo wada duub Galmudug waxay u dhaxaysaa in aay gacanta u gasho midkood Sufo&Shabab ku darso waliba dhaq-dhaqaaq xoogan ayay wadaan Sufada saacad kastana waa suurta gal in ay magaalada galaan.

Hadaba marki in aan xildhibaan ahay laga soo tago misna wax sheegis, sharci ilaalin iyo iftiimin ay tahay shaqadayda waxaas oo caqabada sababteeda waxaa leh

Madaxweynaha in uu Galmudug samata-bixiyo ka door biday ka ganacsiga jiritaanka iyo midnimada deegaanka.

Hadalsame Media