Wax kasta oo ay isku hayaan Ruushka & Ukraine oo jaantus lagu muujiyey (Wararkii u dambeeyey)

0

(Hadalsame) 02 Maarso 2022 – Waxaa haatan todobaad soconaya dagaalka uu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine oo ay dad badani ku dhinteen, qaar kale ku dhaawacmeen kuwo kalena ku dhaawacmeen, iyadoo haatan ay weerarro ku socdaan labada magaalo ee ugu waawayn Ukraine ee Kiev iyo Kharkiv.

Waxaan idiin haynaa wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Ukraine iyadoo ay Ruushku sheegayaan inay qabsadeen magaalo maarsada Kherson oo ku taalla Badda Black Sea.

  • Ciidamada Ruushka ayaa haatan dhex roondayana Kherson, koonfurta Ukraine.
  • Maamulka Kherson ayaase sheegaya inaan magaalada la qabsanin balse ay ku hareereeysan yihiin magaalada oo ah mid istaraatiji ah.
  • Waxaa kordhaysa waxyeellada rayidka kasoo gaaraysa duqaymaha Ruushka ee caasimadda Kyiv, iyo magaalada woqooyi bari ee Kharkiv oo dadka ku nooli u badan yihiin Ruushan.
  • MW Joe Biden ayaa sheegay in Washington ay hubaal ka dhigayso in MW Vladimir Putin laga “bilo” duullaanka Ukraine.
  • Miles-long Russian military convoy continues its advance on Kyiv.
  • MW Ukraine ee Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in Moscow ay doonayso inay “tirtirto” Ukraine.

Waxaan kale oo aan idiin haynaa wax kasta oo aad uga baahan tahay dagaalka Ruushka iyo Ukraine iyo wax kasta oo uu ku saabsan yahay hadda iyo had hore, inta ku dhimatay, inta ka qaxday, halka ay u qaxeen, taariikhda ay arrintani salka ku hayso, wax soo saarka labada dal iyo waxa ka dhexeeya oo jaantus lagu muujiyey.

INTERACTIVE Russia-Ukraine map Who controls what in Ukraine MAP DAY 7 KHERSON

INTERACTIVE Russia-Ukraine map Who controls what in Kyiv MAP DAY 7

INTERACTIVE- Where are Ukrainians fleeing to DAY 7

Humanitarian toll in Ukraine

INTERACTIVE- Russia Ukraine Conflict at a glance FEB 24

INTERACTIVE- former USSR republics map

INTERACTIVE- Ukraine/Russia Political Leadership since 1991 graphic

INTERACTIVE- How big are Russia and Ukraine

INTERACTIVE- NATO members in Europe expand eastwards

INTERACTIVE- Ukraine Russia head-to-head

INTERACTIVE- Oil and Gas pipelines across Russia and Ukraine

INTERACTIVE- Ukraine Russia main exports

 

Hadalsame Media