Digniin ku socota Soomaalida hantida ma guurtada ah ka gadanaysa Nairobi (Dhegeyso)

0

(Nairobi) 21 Feb 2022 – Ganacsatada Soomaalida ee ka shaqeeya dhismayaasha guryaha ee ee magaalada Nairobi ayaa uga digaya qurbajoogta iyo dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay guryaha ka iibsadaan magaalada Nairobi ama dad ay soo wakiisheen uga dhisayaan, inay ka fiirsadaan dadka ama shirkadaha ay lacagahooda iyo hantidooda ay ku aaminayaan.

Arrintan ayaa imaanaysa xilli waayadii la soo dhaafay ay jireen dad ka cabanaya guryo ay iibsadeen oo aan u qalmin qiimihii looga iibiyay guryaha.

Halkan ka dhegeyso warbixin uu ka diyaariyey Khadar Maxamuu Xareed oo ka tirsan VOA.

Hadalsame Media