DHEGEYSO: Dowladda Sweden oo gaartey go’aan saamaynaya Soomaalida (Tifaftiraha Hadalsame oo VOA uga warramay)

0

(Hadalsame) 05 Feb 2022 – Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dalkeeda uu qaadayo xayiraadihii saarnaa ee COVID-19, waxaana shir jaraa’id oo ay qabatay ay ku sheegtay in la gaaray xiligii Sweden dib loo furi lahaa.

Soomaalida ku dhaqan dalkaasi Sweden ayaa qeyb ka ah dadka dalkaasi ee oo siyaabo kala duwan uu saameyn ugu yeeshay noloshoodii.

Wariyaha VOA-da ee Europe, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa go’aanka cusub ee dowladda Sweden, waxaa uu ka waraystay Max’ed Xaaji, tifaftiraha Hadalsame Media.

Hadalsame Media