Dad carruurnimadii si khalad ah looga sheegay Autism iyo ADHD oo ka hadlay sida noloshoodii loo dumiyey (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 19 Jan 2022 – Helena waa gabar 33-jir ah oo 20 sanadood kahor laga sheegay inay qabto autism, taasoo ay tilmaantay inay nolosheeda burburisey. Haatan arrintaasi meesha waa laga saaray oo waa laga tiray diiwaankeeda.

In ka badan kala bar gobollada Sweden ayaa dalbada inay carruurta ku sameeyaan baaris dhanka dhimirka iyo maskaxda ah (neuropsykiatrisk utredning).

‘’Waxaan had iyo goor dareensanaa in waxan la iga helay aysan I haynin,’’ ayay tiri.

Hadalsame Media