”Markii aan qaatay tallaalka 3-aad waan bukooday balse” – Dhegeyso moowduuc ku saabsan tallaalka & dadka waawayn

0

(Gothenburg) 12 Jan 2022 – Waxaa jira dad badan oo shaki ka qaba qaadashada tallaalka, weliba marka ay timaaddo dadka waawayn qaar badan oo ka tirsan ayaa kalsooni darro badan ka muujiya qaadashada tallaalka.

Ha yeeshee, Cabdirisaaq Warsame Faarax (Garwayne) ka mid ma aha dadkaasi oo wuxuu waraysi uu siiyey Idaacadda Sweden ku sheegay inuu qaatay xitaa kuuradii 3-aad ee tallaalka Covid-19.

”Markii aan qaatay kuuradii 3-aad waan jirradey balse markii la i baaray arrintaasi xiriir lama yeelanin tallaalka”, ayuu yiri.

Hadalsame Media