TIRAKOOB: Sidee xisbiyadu codadka u kala heli lahaayeen haddii maanta doorasho laga qabto Sweden?

0

(Hadalsame) 03 Dis 2021 – Maanta ayay hay’adda Tirakoobka Sweden ee SCB waxay soo bandhigtay sida ay dadku u kala taageersan yihiin axsaabta siyaasadeed ee dalka Sweden.

Haddaba, sidan ayay dadku u kala dooran lahaayeen ama ugu kala codayn lahaayeen axsaabta Sweden haddii maanta doorasho la qaban lahaa, sida ku cad sahanka SCB:

Socialdemokraterna: 29,1 ± 1,2 procent
Moderaterna: 22,7 ± 1,1 procent
Sverigedemokraterna: 18,6 ± 1,0 procent
Vänsterpartiet: 9,2 ± 0,7 procent
Centerpartiet: 8,4 ± 0,7 procent
Kristdemokraterna: 4,6 ± 0,6 procent
Miljöpartiet: 3,9 ± 0,6 procent
Liberalerna: 2,5 ± 0,4 procent
Övriga partier: 1,1 ± 0,3 procent

Hadalsame Media