DHEGEYSO: Sweden oo qoranaysa booliis cusub (Caqabad horay u jirtey oo meesha laga saaray)

0

(Hadalsame) 18 Nof 2021 – Waxbarashada Booliiska Sweden ayaa laga heli karaa 5 meelood oo Sweden ah iyadoo lagu baran in fasalka la yimaado iyo qaab aqoon-dirsad ah intaba.

Haddaba, tiiyoo la heli karo 1020 boos waxaa ilaa haatan si rasmi ah loo buuxiyey 570 boos oo qura, taasoo ka dhigan in boosaskii la yaboohay ay ku dhowaad kala bar weli maran yihiin.

Si loosoo jiito xiisaha booliiska, waxaa Norrbotten laga dhaqan geliyey inuu qofka askariga noqonayaa sii dooran karo halka uu ka shaqaynayo ee dalka ka mid ah, taasoo ay awal go’aamin jireen maamulka booliisku, sida uu sheegayo John Lindström.

Hadalsame Media