”Laba khalad baa dhacay!” – Macallin Soomaali ah oo wax ka dhigayey iskuulka Islaamka ee la xirey oo aan waraysannay (Dhegeyso)

0

(Gothenburg) 06 Okt 2021 – Hay’adda Kormeerka Dugsiyada Sweden ayaa ku dhawaaqday in gebi ahaanba aanu sii shaqayn iskoolka madaxa banaan ee Muslimiinta ee Römosseskolan.

Sh. Cabdirashiid Max’ed Aadan Daruur, oo ka mid ah macallimiinta iskuulka ayaan haddaba waydiinney sida ay wax u dheceen?

“In degdegtaa dugsiga lagu xiro waa nasiib darro balse khaladka waxaa qayb ku leh maamulka”, ayuu yiri macallinku.

Ardayda iskuulkan dhiganaysey ayaa waxaa dadka ugu badan ka mid ah Soomaalida ku nool Gothenburg.

Hadalsame Media