Fannaan caan ah oo xalay lagu diley magaalada Stockholm

0

(Stockholm) 22 Okt 2021 – Fannaanka Einar ayaa xalay dhintay ka dib markii lagu toogtay xaafada Hammarby Sjöstad ee magaalada Stockholm.

Waa sida ay sheegayso warbixin soo gaadhay laanta wararka ee Ekot.

“Illa xalay waxaanu baadhitaan ku wadnay goobtii ay toogashadani ka dhacday”, ayuu sheegay Max Åkervall oo hogaamiya boliiska Stockholm.

Hadalsame Media