DEG DEG: Qodobbo hordhac ah oo lagu heshiiyey shirka Villa Somalia

0

(Muqdisho) 21 Okt 2021 – Waxaa soo baxaya warar kasoo kordhaya wadahadalka ka soconaya Villa Somalia, sida ay sheegtay idaacadda Radio Dalsan.

Qosobada Heshiiskii la isla Gaaray oo weli qabyo ah waxna iska bedeli karaan ayaa u dhigan:

1 – Abdullahi Mohamed Nur oo wasiirki amniga lo daayo.

2 – Bashir Goobe in Wasiir dawle lo magaabo

3 – In Yasin Fareey sii ahaado Taliyaha NISA ilaa Madaxweynaha so magacaabayo Taliye la isla ogolyhay golaha wasiiradana la marsiiyo

4 – Doorashooyinka in la dardargaliyo.

5 – Ikraam in cadaalad lo helo garsoorkana looga dambeeyo.

Hadalsame Media