QIIMAYN: 20-kii heshiis ee suuqa kala iibsiga xagaagan ugu fiicnaa oo lasoo saaray

0

(Hadalsame) 18 Okt 2021 – Webka FootballTransfers oo faallooda arrimaha suuqa kala iibsiga ayaa soo saaray 20-ka iib ee lagu aflaxey ee dhacay xagaagan 2021.

Wuxuu kaalinta 1-aad geliyey daafaca Ingiriiska ah ee Fikayo Tomori oo Chelsea laga soo siistay £25 milyan oo gini oo uu ku yimid kooxda kaalinta 2-aad uga jirta Serie A ee AC Milan.

Waxaa kaalinta 2-aad ku jira isla laacib kale oo AC Milan ah oo ah goolwalaha Mike Maignan oo Milan ugu fadhiya wax aan gaaraynin 15 milyan oo doollar oo ay siisay Lille.

Kaalinta 3-aad waxaa galay Eduardo Camavinga oo ay Real Madrid kasoo qaadatay kooxda Rennes, kaasoo Real ugu fadhiya lacag dhan €40 milyan oo euro.

20-kii heshiis ee suuqa kala iibsiga xagaagan ugu fiicnaa

Rank Name To From
1 Fikayo Tomori Milan Chelsea
2 Mike Maignan Milan Lille
3= Eduardo Camavinga Real Madrid Rennes
3= Noa Lang Club Brugge Ajax
5 Demarai Gray Everton Leverkusen
6 Arnaut Danjuma Villarreal Bournemouth
7 Tammy Abraham Roma Chelsea
8 Achraf Hakimi PSG Inter
9 Denzel Dumfries Inter PSV
10 Nico Gonzalez Fiorentina Stuttgart
11 David Alaba Real Madrid Bayern
12= Donyell Malen Dortmund Ajax
12= Marc Guehi Crystal Palace Chelsea
14= Leon Bailey Aston Villa Leverkusen
14= Memphis Depay Barcelona Lyon
16 Edin Dzeko Inter Lazio
17= Romelu Lukaku Chelsea Inter
17= Martin Odegaard Arsenal Real Madrid
19= Danny Ings Aston Villa Southampton
19= Raphael Varane Man Utd Real Madrid

Hadalsame Media

Facebook Comments