FALANQAYN: Guushii Gunners & waxa iska bedeley Horyaalka Talyaaniga (Dhegeyso)

0
LONDON, ENGLAND - SEPTEMBER 26: Emile Smith Rowe of Arsenal celebrates after scoring their side's first goal during the Premier League match between Arsenal and Tottenham Hotspur at Emirates Stadium on September 26, 2021 in London, England. (Photo by Clive Rose/Getty Images)

(Hadalsame) 27 Sebt 2021 – Waxaa shalay guuldarro xanuun badan kooxda Spurs dusha u saartay kooxda Arsenal oo 3-1 ku badisay kulankii adkaa ee Derby-ga Woqooyiga London.

Haddaba, falanqaynta kulankaasi iyo waxa iska bedeley Serie A-da Talyaaniga waxaa soo saaraha barnaamijka ciyaaraha ee VOA Jamaal Cusmaan la falanqaynaya Maxamed Xaaji, Tifaftiraha Hadalsame Media ee hoos ka dhegeyso.

Hadalsame Media