DHEGEYSO: Haween Daacish ka tirsanaa oo carruurtii laga qaatay & laba la sii daayey

0

(Stockholm) 09 Sebt 2021 – Laba ka mida saddax haween ah oo Daacish ka tirsanaa ee loo haystey dembiyada dagaal ayaa la sii daayey.

Sababaha sida KMG ah loogu sii daayey ayaa waxaa qayb ahaan ka mid ah in geeddi socodka dacwooyinka la xiriira dembiyada dagaal ay muddo socdaan, sida uu sheegay weriyaha Ekot Revend Shexo.

”Waxay ila tahay inay xaaladda ula xaashay si wanaagsan,” qarreen Ulrika Borg oo la hadashay Ekot.

Hadalsame Media

Facebook Comments