”Waa bam waqtiyaysan!” – Sweden oo maanta soo dejinaysa haween Daacish ka tirsanaa & carruurtooda (Dhegeyso)

0

(Baqdaad) 06 Sebt 2021 – Ilaa 3 haween ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish iyo carruurtooda ayaa laga soo musaafuriyey dalka Suuriya maadaama ay halis ku yihiin amaanka.

Haweenkaa ayaa haatan lagu soo celinayaa dalka Sweden iyagoo ku shuruudaysan in lagu maxkamadeeyo dalka Sweden.

Weriyaha Ekot ee Bariga Dhexe, Cecilia Uddén, ayaa tilmaantay in haweenkani ay Sweden kasoo degi doonaan isla galabtan.

Hadalsame Media