DHEGEYSO: Qarax xalay ka dhacay Sweden, ninkii wadey oo ku dhintay + hadafka qaraxa

0

(Värnamo) 02 Sebt 2021 – Nin ayaa ku dhintay kaddib qarax xalay 3-dii habeennimo ka dhacay jidka Lasarettsgatan ee magaalada Värnamo.

Walaxda ninka ka taagani waxay noqotay wax sidii nalalka aambalaasta ah oo fareejaynaya. Waqti badan ayay se  qaadatay inay booliisku go’aankan gaaraan taasoo ahayd 7dii subaxnimo, waloow uu qaraxu dhacay 3.08 daqiiqo habeenkii.

Johan Borg, isu duwaha howlgallada ee Booliiska Värnamo ayaa sheegay in qaraxan lala xiriirin karo kooxaha gaangiska.

Bergit Karlsson oo sheegtay in laga saaray guryohooda. – Waqti badan ma qaadan inay booliisku noo yimaadaan oo nagu wargeliyaan inaan meesha ka baxno, ayay tiri.

Hadalsame Media