ISKA JIR: Qalin-shubatada internet-ka wax ku dhaca oo aad usoo kordhaya (Arag khiyaanada gabadhan lagu furtay)

0

(Hadalsame) 01 Sebt 2021 – Bilihii lasoo dhaafay ee sanadkan, 3233 oo qofood ayaa la kulmay xatooyo lagu sameeyo aqoonsiga gaarka ah ee qofka, gaar ahaan  gobollada Västra-Götaland iyo Halland.

Dadka aqoonsigooda gaarka ah laga dul qadeeyey waxaa ka mid ah Clara Somler oo deggan Kungsbacka.

”Waxay iska dhigeen dad guri iga ijaaraya,” ayay tiri Somlar.

Hadalsame Media