3 su’aalood oo ka dhashay arrin soo noqnoqota oo dhexmarta Ciidamada DF & Al Shabaab

0

(Hadalsame) 30 Agoosto 2021 – Waxaa marar badan dhacda ama aan maqalnaa in xero ciidan la qabsaday in qarax lagu dhuftay iyo in gawaari badan oo tikniko ah la qabsaday, hadaba su’aalahan inaan is weydiinno sow ma haboona?!!

1 – Xero Ciidan Ama Saldhig Sidee Loo qarxin karaa, Sidee se loogu Soo gudbi karaa, Xerodu miyaysan lahayn ilaalo iyo difaac ka horeeya?
2 – Ciidan haysta Saanad iyo Gawaari Dagaal oo sidaas u tiro badan Sidee ku dhacdaa in Laga qabsado oo Ayka qabsadaan Ciidan kale oo aanka Awood badnayn?

3 – Ma Aqoonta iyo xeelada Dagaaalka ayaa ku yar Ciidamoda Dowlada iyo kuwa ku Garabka ah mise Dagaalka Ayaan Daacad Laga wada ahayn?

Bal su’aalahaa is waydiiya.

Waxaa Qoray: Mahad Heersare

Hadalsame Media