DHEGEYSO: Xogtii u dambaysay ee ciidanka lagu tababarayey Eritrea

0
MOGADISHU, SOMALIA - NOVEMBER 28: Newly graduated Somalian soldiers display their skills at the graduation ceremony after receiving training period from Turkish military training academy, Somali Turkish Task Force Command, in Mogadishu, Somalia on November 28, 2019. Newly graduate 363 Somalian soldiers took their diplomas. (Photo by Sadak Mohamed/Anadolu Agency via Getty Images)

(Hadalsame) 03 Agoosto 2021 – Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya.

Galka Baarista waxa uu la hadlay askar dhowaan kasoo baxsatay dalkaas oo qaarkood soo gaaray Soomaaliya.

Dhinaca kale, xog uu helay Galka Baarista ayaa sheegeysa in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in dhallinyaradaas dib loo soo celiyo.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Isha: VOA

Halkan ka dhegeyso….

Hadalsame Media