ITALY VS ENGLAND: Warbixin ku saabsan guushii xalay ee Talyaaniga oo markii 2-aad hantay Euro (Dhegeyso)

0

(London) 12 Luulyo 2021 – Xulka Talyaaniga ayaa xalay markiisii 2-aad hantay Koobka Qaramada Yurub, halka Ingiriisku uu ku fashilmay hanashada markiisii 1-aad kulan xiise badnaa oo ka dhacay gegada Wembley.

Ciyaarta ayaa waqtigii caadiga ahayd ku idlaatay 1-1, balse waxaa 30 daqiiqo oo dheeri ah kaddib la dhigay rigoorayaal ay 3-2 ku adkaadeen Talyaanigu.

Waxaa ciyaartaa warbixintan ka diyaariyey Maxamed Xaaji.

Hadalsame Media

Facebook Comments