ITALY VS ENGLAND: Wax kasta oo aad uga baahan tahay kulanka caawa (Falanqayntii Xaaji)

0

(London) 11 Luulyo 2021 – Waxaa caawa daaha loosii daynayaa dhamaadka Tartanka Euro 2020 marka ay Wembley Stadium isku fara saaraan xulalka Italy iyo England.

Wiilasha Roberto Mancini ayaa rigoorayaal kusoo reebay dhiggooda Spain, halka ay England 120 u baahatay si ay  Denmark u dhisho waqtiga dheeriga ah oo 2-1 uga badisya.

Waxaa kulankan warbixintan ka diyaariyey Maxamed Xaaji.

Hadalsame Media