ENGLAND VS DENMARK: Kulanka adag ee caawa & kulankii xalay ee Talyaaniga & Spain (Falanqayntii Xaaji)

0

(London) 07 Luulyo 2021 – Waxaa xalay final-ka UEFA EURO 2020 ee Axadda tikit u jartay Talyaaniga oo rigoore kaga adkaaday Spain oo rigooraha laftiisa ku dilayey kulamo badan.

Waxaa sidoo kale isla Wembley caawa isku arkaya dalalka England & Denmark oo u ciyaaraya koodii Talyaaniga ku labayn lahaa dhamaadka Koobka Qaramada Yurub.

Maxamed Xaaji ayaa warbixintan ka diyaariyey kulankii xiisaha badnaa ee xalay iyo midka caawa la dhowrayo.

Hadalsame Media