ISKA JIR! Khabar loo sido Soomaalida Cape Town & digniin ku socota

0

(Cape Town) 27 Juun 2021 – Jawi aad u qabow ayaa laga digayaa inuu saacadaha soo socda ee Caawa ku dhufto Cape Town iyo degaannada ku xeeran isagoo keenaya heerkul qabow, dabaylo xoog leh iyo Badda oo aad kacsan.

Cimiladan oo wadata Roobab mahiigaan ah, ayaa la filayaa inay socoto Isniinta ilaa maalmaha soo socda, sida uu leeyahay Afhayeenka Maareynta Khatarta Masiibooyinka ee Magaalada Cape Town, Chantel Alexander.

Wadayaasha baabuurta waa inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan, maadaama xilliyadan oo kale ay aad u badan yihiin Shilalka.

An intense cold front is expected to make landfall in Cape Town this evening. According to the South African Weather Service, the cold front will continue until tomorrow. Heavy downpours with rain between 40 and 60mm are expected. Strong winds and rough seas are also expected.

[Picture: Sabc News]
Radio 786

Waxaa Diyaariyey: Cabdiraxmaan Muumin Codeey

Hadalsame Media